QUATIONS AND ANSWERS PRT (3)
HAL XIDHAALE
S1: Sheeg wax aad qaadi karto oo wax aadan qadi karin qada .?
J : jeega gaariga .
S2: Sheeg wax mar hal lug kusocda kuna istaga sadex lug .?
J: waa kaariyoonka
S3: Sheeg wax markii wax lagu daro yarada marki waxlaga qadana weynada .?
J: Godka .
S4: Sheeg mesha ay nirigtu markay sanad jirto marto oo anay dib umarin .?
J: Hoosta hooyadeed (wey ka dhexdustaa maraky sanad jirto balse maraky garto labasano ma awoode sababto ah wey weynaatay .
S5: Sheeg kelmad hadii aad akhrido ay tahy xubinkamida xubnaha binu adamka hadii aad gadal kasoo akhridana ay tahy xubin kamida xubnaha xayawaanka .?
J: Waa(laab)laabteena waa (baal )waa xubin shinbiraha kamida
S6: Sheeg wax ilaa aad faraha indhaha kageliso aan waxba kuu qabanayn .?
J: Waa maqaska .
S7: Guri ayaa waxaa kujira ilme yar gurigu wuu gubanaya gurigu albaab malaha daqad malaha side ayad usoo bad baadin lahyd ilmahaa.?
J:Gurigu albabna malaha daqadna malaha wan iska geli lahaa wana soqadan lagaa ilmaha ilayn albab iyo daqad tona malahee .
S8: Sheeg diig ayaa waxa uu soo istaagay laba reer dhexdood dabaded wuxu kudhalay gidaarki uu saarnaa labadi reerba isku qabsaday ukuntii yaa xaq uleh ukunta.?
J: Diig ukun madhalo .
Comments
Post a Comment