Posts

BENEFITS OF THE NUTS

Image
 Nuts are highly nutritious and offer numerous health benefits when included in a balanced diet. As a human, consuming nuts can provide essential nutrients such as protein, healthy fats, fiber, vitamins, and minerals. Some benefits of incorporating nuts into your diet include: 1. Heart health: Nuts contain unsaturated fats, which can help lower LDL cholesterol levels and reduce the risk of heart disease. 2. Weight management: Despite being calorie-dense, nuts can help with weight management due to their high protein and fiber content, which can increase feelings of fullness and reduce overall calorie intake. 3. Brain health: Nuts are rich in antioxidants, vitamins, and minerals that support brain function and may help reduce the risk of cognitive decline. 4. Blood sugar control: The fiber and protein in nuts can help stabilize blood sugar levels, making them a good option for people with diabetes or those looking to manage blood sugar levels. 5. Nutrient absorption: The healthy fats in

HISTORY ABOUT THE FOX AND TORTOISE

Image
  God walal ha qodin hadaa qodana hadheerayn ku dhici doontana ma ogide   Beri ayaa waxaa wada deganan jiray oo deris ahaa diin iyo dawaco . Diinka iyo dawacadu waxa ay lahaayeen beero beera hoodu waa isku dhegan yihin (deris ah) Malin walba diinku beertisa waa uu hagaa jistaa dalagna wa uu kubeerta,beeraha aga gaarkisa ahna beertisa ayaa kawada qurxoon.sababta oo ah wakhti buu geliyey wuna ku dadalay    sidi uu dalag wanagsan oo uu intifac sado noloshiisana ku maareyo uga soo saaro.malin malmaha kamida ayaa waxaa dacawadi aragty beerta diinka iyo qurux deeda,wey ka xumaatay    xaqdi iyo xumaato ayey hoosta kama leegtay iyada oo rabta siidii ay beertaas u hanan lahyd. Waxa ay samaysay subax kamida subxaha ayey waxay utimi diin oo howshisi malin laha ayd ee uu beertisa kaqabn jiray kujira. Waxay weydiisaya majarafad ( 🥄🥄 ) iyada oo bariidin ugu dartay,diinkii majarafadii ayuu soo siiyey.waxana ay lasoo qabatay beertedi,geed beerta ku hoos yaala ayey waxa ay ka qoday GOD aad uweyn iyad

QUATIONS AND ANSWERS PRT (3)

Image
 HAL XIDHAALE  S1:    Sheeg wax aad qaadi karto oo wax aadan qadi karin qada .? J :    jeega gaariga . S2:    Sheeg wax mar hal lug kusocda  kuna istaga  sadex lug .? J:   waa kaariyoonka  S3:    Sheeg wax markii wax lagu daro yarada marki waxlaga qadana weynada .? J:    Godka . S4: Sheeg mesha ay nirigtu markay sanad jirto marto oo anay dib umarin .? J:    Hoosta hooyadeed (wey ka dhexdustaa maraky sanad jirto balse maraky garto labasano ma awoode sababto ah wey weynaatay . S5: Sheeg kelmad hadii aad akhrido ay tahy xubinkamida xubnaha binu adamka hadii aad gadal kasoo akhridana ay tahy xubin kamida xubnaha xayawaanka .? J:    Waa(laab)laabteena waa (baal )waa xubin shinbiraha kamida  S6:    Sheeg wax ilaa aad faraha indhaha kageliso aan waxba kuu qabanayn .? J:    Waa maqaska . S7:    Guri ayaa waxaa kujira ilme yar gurigu wuu gubanaya gurigu albaab malaha daqad malaha side ayad usoo bad baadin lahyd ilmahaa.? J:Gurigu albabna malaha daqadna malaha wan iska geli lahaa wana soqadan la

BENEFITS OF THE HONEY

Image
  Faa iidooyinka malabka : Malabku waa waxyaalaha allh inagu nimcaysaty  Awoodiisa aad bay ubadantahy taas oo uu uleeyahay jidkha binu adamka.  Malabku madow waa noqon karaa,cadana waa noqon karaa ,waxana ay kuxiran tahay hadba geedka ay shinidu soo daaqdo. Malabku wuu kala faa iido badnaan karaa waxana ay kuxiran tahay hadba geedka ay soo daaqdo iyo faa idadiisa  —Halka kiilo ee malabka ahi waxa ay udhigantaa waxterka jidhka ay uleedahy qofku marka uu uqaato si cuno ah 6kiilo oo hilib daray ah iyo 5 litir oo caano ah. —Qofka waxa uu siiyaa quwad  —Waxa uu kaqayb qata koritanka jidhka iyo inu xoojiyo murqaha  —Waxa uu ufiican yahay habdhiska dheef shiidka  —Waxa uu bogsiiyaa boogaha  —Waxa uu ka hortagaa saska wuxuuna siiyaa dadka hurdo kufilan  —Waxa uu daawo uyahay seedaha  —Waxa uu ka hortagaa shahwad yarida raga iyo dumarka  —Waxa uu dhisaa lafaha ilkaha  —Waxa uu kahortagaa cudurka kancerka  —Dumarka waa ay isku qurxiyaa wajiga iyo jidhka .

HISTORY ABOUT THE KING

Image
  Laga yabe inu khayr ku jiro   Beri ayaa waxa jiray boqor hanti badan lahaa ,waxa la odhanjiray boqorka thaabit.waxana uu ku  noolaa jasiirada carbeed,maalin malmaha kamida ayaa boqorki waxa nabar kasoo gaaray far,ugu danbayn fartiina walaga jaray boqorkii.isaga oo si uga murugaysan farta laga jaray ayaa waxa lakulmay nin shaqalahisa hose kamid ahaa oo la odhan jiray amjad.amjad waa miskiin mesha uu marayo inay cid marayso lama moodo. Boqorki ayaa amjad uga waramay xaalkisa,amjad ayaa boqorki waxa uu ugu jawaabay ( لعل   خير )oo uu kawado laga yaabe inay khayr  kuu tahy. Boqorki oo an lacajabin hadalka amjad balse maqlay ayaa u baqoolay xagaa iyo qasrigiisi. Malin malmaha kamida ayaa boqorkii iyo ilaalo yar oo uu wato waxa ay u ruqansadeen xagaa iyo duurka iyaga oo ugaarsi tegay,waxay ugaarsadanba walasii fogaaday ugaarsigi,waxan ay aakhirki afka kagaleen qoom iyana ugaadhsato ah oo iyagu dadka ugaadhsada,bahayina hadalkiba daa .boqorkii iyo ilaaladisi wa lasoo qafaashay,meel ayana la

THE WISE MAN

Image
  Sheeko xikmad badan Nin  xakiim ahaa ayaa hada ka hor waxa loogu tegi jiray meel tuulo ah,si ay dadku ula tashadaan,dhibaa tooyinka haystana waa ay lawadaagi jireen iyo waxa ay kacabanayan. Laakin waxa ay ahaayeen kuwa marwalba dhibaatoyinki so wajahay ku cel celiya,ilaa uu dhibsaday ninki xakiimka ahaa ,madaba dadkan u imaanaya ay kawada cabanayan hal dhibaato oo soo wajahday. Maalin malmaha kamida ayuu ninki xakiimka ahaa waxa uu soo ururiyey dhaman dadki tuladisa iyo deganki ku dhowaa, Daba deed dadki usoo ururshay waxa uu uga  shekeyey sheeka yaroo qosola,dadkii dhamaantod qosol bay ladhaceen iyago shekada kahelay,cabaar kadib hadana shekadii buu dadki ugu celiyey ninki xakiimka ahaa isaga oo dan kale,in yar oo dadki kamida ayaa qoslay,hadana mar sadexaad ayuu ugu ceshay shekadi,wax qosla ayaa lawaayey . Dabadeed odaygi xakiimka ahaa ayaa qoslay waxana uu yiri (ma awoodaan inaad ku qososhaan shekadaa yaro an hal mar wax kabadan idinku so ceshay ,maxad idinku mar walba ugu soo cel

INTELLIGENT GIRL

Image
  Sheekadi afar tiina maan laawoow kacaha  ! Beri ayaa wiil dhalin yaro ah oo geel jire ahaa oo war faa la odhan jiray ,oo xoolaba boqol halad mahe wax kale uwahelin,waxaa uu jeclaaday gabar la oran jiray baxsan.gabadhii waxa uu lahaasaaweba,habeenkii danbe ayuu damcay in uu labaxo,sida ay ku dhaqmaan reer baadiyaha badan koodu. Gabadhi aya usheegtay wiilkii dhalin yarada ahaa ee warfaa in uu aa baheed weydiisto oo uu usoo geed fariisto,    labixid iyo howshaana anay kujirin.haye buu dhahay ninki warfaa ahaa ,oo gabadha jacaylkeedu derderay,ayaa tolkisi iyo walidkiis    utegay ,kuna dhahy hala ii doono ina geele . Odayaasho sida caadada ahayd waxay usoo geed fariisteen gabadhii wacanayd ee baxsan ahyd.markii wax walba laysku fahmay ayaa odaygii geele ahaa ee baxsan abaheed ahaa,waxa uu dhahay ,gabadhi weyga bixis (100 halad ,baarqabkoodi iyo qori maadhiina ayaaa idinka xiga) oo uu ka wado yaradka gabadha lagabixiyo.odayaashi intay xanaqen oo ayey gogoshi ku kala kaceen.iyaga oo kaxun b